Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku sugan Imaaraadka Carabta ayaa xadhiga ka jaray xafiis Ganacsi oo ay Somaliland ka furatay Dubai.
Faysal Cali Waraabe iyo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka qayb-galay furitaankii Xafiiska Ganacsiga Somaliland ee magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, Halkan hoose ka DAAWO