“Dalkii Maanta Waxa Uu Galay Go’doon Siyaasadeed, Xisbiga WADDANI-na Waxa Uu Qaadayaa Tallaabooyin….” Ismaaciil Hure Buubaa.

Ismaaciil Hure Buubaa ayaa shaaciyay inay Somaliland gashay godoon siyaasadeed waxaanu sheegay in xisbiga WADDANI uu qaadi doono tallaabooyin, Halkan hoose ka DAAWO