Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Ayaa Xalay Mar Uu Ka Hadlayay Xaflad Kobab Lagu Gudoonsiinayay Kooxo Ku Guuleystay Tartano Kubada Cagta Ah Oo Dhawaan Ka Socday Garoonka Casriga Ah Ee Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Malgalisay Waxa Uu Maayerku Dhiirigalin Iyo Dardaaran Ujeediyay Kumanaan Dhalinyarada Gobolka Gabiley Ah
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET