Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddida agaasinka iyo goobaha cashuuraha ka caaggan (Free zone) ee marsada caalamiga ah ee Berbera, waxaana la shaaciyay wakhtiga la bilaabayo ballaadhinta dekedda Berbera, Halkan hoose ka DAAWO