Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Agaasimaha Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Talyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Somaliland Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Kan Degmada Madaxa Ugu Sareeya Shirkada Qaadatay Qandaraaska Ayaa Maanta Waxey Magaalada Gabiley Si Rasmiya Uga Dhagax Dhigeen Dhismaha Jeelka Wayn Ee Gobolka Gabiley,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET