TACSI Ku: Caruurta iyo Ehelada Hooyo Xabiiba Cabdilaahi Sheedaal oo Ku Geeriyootay Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Waxa Halkan Ka Tacsiyadaynaya Asaxaabta iyo Hawl Wadeenada Gabiley.Net Ilma Ismaaciil Sheekh Cumar Qalinleh oo Maanta  Hooyadood  Xabiiba Cabdilaahi Sheedaal oo Ku Geeriyootay Magaalada Bristol ee Dalka UK ,Waxayna Allah Uga Baryayaan inu Marxuumada Geeyo Janadiisa ,Caruurteeda,Ehelada iyo Qaraabadana Ka Siiyo Samir iyo Iimaan, Aaamiin Aaamiin

F.G:Marxuumada Waxa Lagu Aasi Doonaa Magaalada Bristol ,Maalinta Isniinta ee 27/08/2018 ,Inasha Allah

Gabiley.Net