Deg Deg ; Haayadda World Vision Ayaa Shacisay Inay Taakulayn U Fidinayso 1320 Qoys Oo Ka Mida Dadkii Wax Yeeladu Ka Soo Gadhay Duufaantii Sakar 1 Ee Ku Dhufatay Woqooyiga G.Gabilay

Gabilay (GNN) Deg Deg ; Haayada World Vision Ayaa Shacisay Inay Taakulayn U Fidinayso 1320 Qoys Oo Ka Mida Dadkii Wax Yeeladu Ka Soo Gadhay Duufaantii Sakar 1 Ee Ku Dhufatay Woqooyiga Gobolka.Gabilay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILAY.NET