Burco (GNN):- Fanaanka Maxamed BK Oo ku sugan magaalada Burco ayaa waxaa uu ka war bixiyey ujeedka safaro uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada Dalka oo uu dadka kaga wacyi galinaayey qabyaalada.Fanaanka ayaa sheegay in Somaliland maanta qoqob ka dhacdey taas oo ay dadkiina qeybyalaadi ka dhigteen wax ay si rasmi ah ugu dhaqmaan waa sida uu hadalka u dhigaye
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET