Hargeysa(GNN) Gudoomiyaha guddida arimaha gudaha ee golaha wakiilada Xildhibaan Balaaki ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey wax ka bedel ay dhawaan golahaasi ku sameyeen xeerka Booliska oo dib golaha loogu soo celiyey .
Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxaa uu hajnaad u diray dad uu ku sheegay in aaney sifo sharci aheyn u dhaliishay golaha Wakiilada , isla markaana waxaa uu haayadaha sharciga ugu baaqay inay talaabo ka qaadan
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET