Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha Saxafada Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa uu madal maanta Hargeysa ay xukuumadu ugu qabatey warbaahinta oo ay ka qeyb galeen wasiiro tiradoodi gaadheyso 7 wasiir uu ku soo bandhigay tacadiyo uu sheegay in warbaahinta madaxa banaan ay kaga imaneyso dhinaca xukuumada talada dalka haysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/DE7haVZRRQA
GABILEY.NET