Hargeisa(GNN):-Waxa magaalada Hargeysa kulan ku yeeshay madaxda xisbiyadda qaran iyo xukuumadda Somaliland iyada ay kulan ka soo qayb-galeen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi ismaaciil Saylici, guddoomiyaha xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID,
Halkan hoose ka Daawo:-