Hargeysa (GNN):- Eng Maxamed Xaashi wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu si deg deg ah u kala diro mudanayaasha golaha guurtida oo uu sheegay inay kuraasta nidaam sharci daro ah ku fadhiyaan
Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET