WARARKA




Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Tobabarka Indho-Furka Shaqada Siisay Guulaysteyaashii Goboladda Awdal Iyo Togdheer Ee Dhawaan Ku Guulaystay Tartankii Shaqo

โ€œTobabar Iyo Tilmaam Kadib Waxaa Si Habsami Ah Loogu Qaybiyey Wasaaraddaha /Hayโ€™addaha Dawladdaโ€ ย Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle ย 

Hayโ€™adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa shaqaalihii cusba ee goboladda Awdal iyo Togdheer dawladdu ka qaadatay loona qabtay Tababarka Indho-Furka shaqaalaha ku kala wareejisay Wasaaraddaha iyo hayโ€™addaha dawliga ee boosaska shaqooyin ka banaanaayeen.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle ย oo Qoraal uu warbaahinta ugu talo galay oo uu soo saaray ku sharaxaaya qaabka shaqaalihii cusba ee dawladdu gobolada Awdal iyo Togdheer ka qaadatay oo tababaro Indha-furka shaqaalenimo ay hayโ€™adda shaqaaluhu ku sii carbisay ka dib ay ku wareejiyeen shaqaalihii cusba wasaaraddaha iyo hayโ€™adda hawliga ee boosaska shaqaale ka banaanaayeen waxaanaย  qoraalka sharmarke Geelle u dhigna sidan. .

Tobabarkan oo socday mudo laba casho ah ayaa , waydiimo iyo warcelin kadib, waxaa si habsami ah u soo dhammaaday qorshaynta iyo qaybinta Guulaysteyaashii dhawaan kasoo dhex mudhay tartamadii dalka ka qabsoomay qaybtoodii Gobollada Awdal iyo Togdheer โ€“

Hayโ€™adda Shaqaalah Dawladda aya Guulaysteyaasha ku dardaartay horumarinta Gobolka iyo guud ahaan-ba Qaranka waxaana loo ballamay shaqo hufan iyo adeeg qof walba oo muwaadin ahi halkiisa ku helo. -Adeeg bixinta oo qayb-weyn ka ah ujeedooyinka Dawladnimada shacabku u samaystaan ayaa sannadkan 2019 kamid ah tiiraarka ugu waawayn ee Hayโ€™adda Shaqaalaha Dawladdu beegsanayso iyada oo lagu gaadhayo ; kor u qaadida xadiga, xirfada iyo agabka Shaqaalaha Dawladda JSL.

Tobabarkan oo mar ka wada furmay gobolada Awdal iyo Togdheer halkaas oo si talan-taali ah marba uga socon doonna laba gobol iyada oo looga dan leeyahay kobcinta iyo maamul-daajinta shaqaalaha Dawladda JSL.

Image may contain: 3 people, people standingImage may contain: 16 people, people smilingImage may contain: 11 people, people smilingImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 7 peopleImage may contain: 6 people, including Abokor Carab Ileeye, people smiling, people sittingImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 20 people, including Esse Yusuf Dahir and Xamda-Ayaan Yuusuf, people smiling, people sittingImage may contain: 1 person, suit and close-upImage may contain: 8 people, including Dr-Bashiir Raacdeeye, people standing and weddingImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: Ismail Dabshidxusen, close-upImage may contain: 3 people, including Abdi Risaaq Nakruuma, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, glassesImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting, people standing and indoor

Gabiley.Net