Wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md Jaamac ayaa waxaa uu maanta hor tagay guddida joogtada ah ee golaha wakiilada Isla markaana waxaa uu ka jawaabey cabashooyin ka soo yeedhay qaar ka mid ah shirkadaha laydhka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan