Gabiley(GNN)Maayerada Dalka Ayaa Maanta Kulankoodii 13 Ee Lagaga Hadlayo Dardargalinta Mashruuca Maamul Daadajinta Ee Dawladaha Hoose Waxey Ku yeesheen magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Waxana Sido Kale Kulankan Qaybka Ahaa Qaar Ka Mida Agaasimayasha Guud Ee Wasaradaha Somaliland.Shirkan Ayaa Lagu Qabtaa 40KI Cishaba Mid Ka Mida Maalooyinka Somaliland .muhiimada Kulan Ay Marti galisay Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Lagu Soo Bandhigayay Waxqabadkii Dawlada Hoose Ka Fuliyeen Magaalooyinka Dalka.Dhamaan Masuuliyiintii Madasha Ka Hadlay Ayaa Ku DHeeraday Amiyada Mashruuca Maamul Dadajintu Uleeyahay Buslahda Somaliland.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET