Prof Reer Somaliland Ah Oo Fashiliyey Doorka Uu Farmaajo Ku Lahaa In Bada Somalia Loo Gacan Galiyo Dawlado Shisheeye.

Hargeisa(GNN):-prof Ibraahim Maxamed Shide Oo kamida aqoonyahanka reer somaliland, ayaa ku taageeray Dadaalka ay Waftiga uu hogaaminayo madaxweynaha jsl ku tageen dalka GIni waxaanu aqoonyahanku sidoo kale soo bandhigay arrimo xasaasiya oo ka qarsoonaa umada soomaaliyeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.