Duqa Caasimada Hargeisa Oo Booqday Meelihii Shalay Roobabkii Ay Dhibaatada Gaadhsiiyeen..

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada Hargeisa mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Soltelco oo ay weheliyeen Masuuliyiin kale ayaa Buuqday Goobihii ay shalay roobabkii da’ay dhibaatada u Gaysteen.