Deg Deg Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Hakiyay Shaqadii Uu U Hayay Bulshada Reer Somaliland

Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in uu muddo laba toddobaad ah hakiyay shaqadii uu u hayay dadka reer Somaliland oo xafiiskiisa ugu imanaya si uu ugu adeego.

Wasiir Axmed Muumin Seed muu sheegin sababta laakiin warqad qoraal oo soo saaray ayuu ku sheegay arrintan