Borama(GNN):-Deg Deg: Ciidamada Booliska Ee Gobolka Awdal Oo Xabsiga Dhigay Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Ee Degmada Borama.
Ciidamada Booliska Ee goboka Awdal Ayaa Waxa Ay Goor Dhaway Xabsi U Taxaabeen Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibaanad Golaha Deegaanka Ee Degmada Borama
Xildhibaanada la Xadhay Ayaa Waxa Ay Kala Yihii Maayir Ku Xigeenkii hore ee borama Xildhibaan Maxamed Muxumad Faarax dheerayste
Xildhibaan xayte iyo xildhibaan indhosheed
Xildhibaanada Maanta L Xidhay Ayaa Waxaa Lala Xidhiidhinayaa Hadal Haynta Jabhada La Sheegay In Laga Abaabulayo Deegaanada Bariga Gobolka Awdal
Geesta Kale Ma Jiro Wax War Ah Oo Ka Soo Baxay Maamulka Gobolka Awdal Iyo Laamaha Amaanka Ee Gobolka Oo Ku Saabtan Xadhiga Xildhibaanada
Waxii War Ah Ee Ku Soo Kordha Xadhiga Xildhibaanada Isha Ku Hay
Gabiley News Network.