Waaxda danbi baarista Kenya ee loo yaqaan (DCI) ayaa xirtay sadex la tuhme oo loo heesto in jawaano cusub ay galiyeen Bariis Dhacay.
Howlgalkaan oo ka dhacay degmada soomaalida degto ee Kamakunji ayaa lagu qabtay 1500 oo loor kuwaasi oo lagu waday gaari Xamuul Ah.
La tuhmayaasha la xiray ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cabdikaafi Axmed, Cabdirisaaq Axmed, iyo Liibaan Axmed Cabdule.
Ma ahan markii ugu horeysay oo booliska Nairobi xiraan ganacsato soomaaliyeed oo loo heesto in ay iibinayeen raashin dhacay.