DEG DEG “Shirkada Hass Waxay Maalgalisaa Jabhad Ka Jirta Magaalada Buuhodle”Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland.

Hoos Ka Daawo  Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay  Cida Ka Dambaysa Jabhada Buuhodle Lagaga Dhawaaqay