Safiirka Dawlada Djabouti u Fadhiya Caasimada Somaliland Ayaa Shacabka Reer Djabouti Ugu Baaqay Inay iska Soo Diwaangaliyaan Xarunta Safaarada.

Hargeisa(GNN):-Safiirka Dalka Djabouti u Fadhiya Somaliland ayaa ugu Baaqay Jaaliyada Shacabka reer djabouti ee ku nool somaliland inay iska soo diwaangaliyaan Xarunta Safaarada ee Magaalada Hargeisa, si looga war hayo buu yidhi safiir Xuseen kawaaliye, dadka reer djabouti ee ku sugan dalka Xanuunka Corona Virus.