Siyaasi Shacayb Maxamed Muuse Oo Xukuumada ugu Baaqay In Bulshada lagu Garab Istaago Sidii Ay Waxsoosaarka Beeraaha kor ugu Qaadi Lahaayeen.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi Shacayb Maxamed Muuse oo hore u Ahaa Wasiirkii Warshada iyo Dalxiiska jahmhuuriyada Somaliland Ayaa Xukuumada Somaliland ugu baaqay in la Dhiirigaliyo Waxsoosaarka Beeraha Bulshadana Lagu Garab istaago sidii ay wax ula soo bixilahaayeen, Wakhtigan oo uu bilaabmay Roobabka gugu, Waxaanu Siyaasi Shacabk Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Usoo jeediyey Sidii Shacabka reer Somaliland looga taageeri lahaa Waxsoosaarka beeraha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.