Borama(GNN):-Waxaa Maanta Magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal ku geeriyooday wasiirkii hore ee wasaarada boostada iyo isgaadhiista somaliland mustafe faarax Abraar
Marxuunla Ayaa Mudooyinkii Ugu Dambeeyay Ku Sugnaa Magaalada Borama Balse Maanta Ayuu Xaqi U Yimid Oo Uu Magaalada Borama ku geeriyooday
Dhanka kale Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa dhankeeda beenisay in Ex Wasiir Abraar alle haw naxariistee inuu u Geeriyooday Xanuunka Corona virus.