Hargeisa(GNN):-Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Dhambaal Tacsi u diray iyo eheladii iyo qaraabadii iyo qaranka somaliland ee uu ka baxay alle haw naxariistee Sarkaa Ka tirsanaa ciidamada Qaranka jsl.
Halkan Hoose Ka Dhegayso Dhambaalka Tacsida Taliyaha Ciidamada Qaranka jsl.