Qaar Kamida Cuqaasha iyo Madax Dhaqameedka Reer Somaliland Oo Fariin Weyn U Diray Shacabka Reer Jabuuti.

Hargeisa(GNN):-Qaar Kamida Madax dhaqameedka Somaliland iyo cuqaasha ayaa Fariimo dareen leh u diray bulsha weynta reer djabouti iyagoo u baaqay in la dajiyo xaalada islamarkaana aan si dhib yar loo burburin dhismihii dawladnimo iyo tacabkii wakhtiga dheer ay kusoo jiree Bulshada weynt reer jabuuti oo isku dhafani.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Madax-Dhaqameedka Arrintaasi Ka hadlay.

 

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network