Deg Deg Daawo :-Deegaanka Dhagaxguure Ee Gobolka Gabiley Laga Baadhayo Macdan

Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Jamhuuriyada Somaliland Iyo Khubaro Uu Hogaaminayo Ayaa 10 Bisha June 2020 Waxay Deegaanka DhagaxGuure Ee Gobolka Gabiley Ka Bibaabeen Sahaminta Iyo Baadhitaanka Macdanta Dalkeena Ku Duugaan.

Mashruucan Ayaa Lagu Baadhayaa Shan Goobood Oo Ay goobtani ugu Horeysay Taasi Oo Wasaarada Macdantu Ay Ku Dooneyso In Buuraha Lagu Foofo Oo Laga Soo Saaro Macdanta iyo Khayraadka Dalkeena Ceegaagta.

Badhasasaabka Gobolka gabiley iyo Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Ayaa Wasiirka Si Diiran ugu Qaabilay Deegaanka DHagaxguure Oo Ah Meel Ku haboon Dalxiiska Iyo Nashada Waxayna Wasiirka Tuseen Ansaarta Qadiimiga Ah Ee Ku Duugaan Deegaanka Dhagaxguure Hodanka Ku Yahay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR ACWIL HERERI

GABILEY.NET

Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Jaamac Maxamuud Cigaal Ayaa Sheegay In Ay Ahmiyada Sarayaan In Dalka Laga Qodo Macdan Si Somaliland Ay Usoo Hiigsadaan Maalgashadayaasha Caalamku.

Badhasabaak Gobolka Gabiley maxamed Csimaan Xaaji Axmed Iyo Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Xamse Jaamac Xaaji Xuseen Ayaa Soo Dhaweeyay mashruucan oo Ay Ku tilmaameen Mid ManfacUleh Gobolka Iyo Dalkaba.