Shirkadda Dahabshiil Group Oo Wasaaradda Caafimaadka Jsl Ku Wareejisay Wajiga Koobaad Gaadiid Iyo Agab Caafimaad.

Hargeisa(GNN):-Shirkada Dahabshiil Group ayaa Maanta waxaa ay ku wareejisay Wasaarada Caafimaadka jsl Wajiga koowaad oo ah deeq isugu jirta agab caafimaad iyo Gaadiidka dhinaca caafimaadka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/fII8mpowtmg