Daawo Bulshada Magaalada Arabsiyo Oo Si Weyn U Taageeray Qudbadii Madaxweyne Muuse Ka Jeediyay Jabuuti

Arabsiyo(GNN)Shacbiga Degmada Arabsiyo iyo Maamulka Magaalada Ayaa Si Mugleh U Taageeray Qudbadii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay Dalka Jabuuti.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILET.NET