Hargeisa(GNN):-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa hambalyeeyey Madaxweyne Muuse Biixi iyo Waftiga uu hoggaaminayey ee wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland kaga qaybgalay Dalka Jabuuti, waxaanu tilmaamay inuu mudan yahay Madaxweynuhu in la soo dhaweeyo, isla markaana hal-adayg iyo dhiirranaan kaga duwan yahay Madaxdii ka horreysay.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo arrimahaas su’aalo laga weydiiyey iyo muhiimadda wadahadalkan ay Somaliland kala soo noqotay siduu u arko ka jawaabaya waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho habboon:-