Hargeisa(GNN):-Siyaasiga Rashiid jaamac Dhari oo maanta ka hadlay arrinta Somaliland iyo Dalka Taiwan Oo Xidhiidho Diblamaasiyadeed yeeshay, waxaanu ku tilmaamay inaaney ahayn arrin fudud oo ay tahay talaabo dhinaca horumarka loo qaaday, sidoo kale waxaa uu soo dhaweeyey hadlkii siyaasi C/laahi imaan dirawal uu ku falanqeeyey arrimaha somaliland.
Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.