Xarunta Gobolka Togdheer Oo Maanta laga Furay Xarunta Badqabka Gaadiidka.

Burco(GNN):-Waxaa maanta Magaalada Burco Xarunta Gobolka Togdheer Si rasmiya looga daahfuray Xarunta badqabka gaadiidka kaas oo lagu tijaabin doono dhammaanba gaadiidka kala duwan ee ukala goosta gobolada barriga somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Xafladaasi.