Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Wasiirka Gaadiidka Somaliland.

Borama(GNN):-Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Borama ayaa waxay si adag uga jawaabeen Hadal dhawaan kasoo yeedhay Wasiirka Gaadiidka iyo jidadka somaliland C,laahi Abokor taas oo uu kagaga jawaabayey arrinta tabashada saami qaybsiga gobolka awdal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.