Sareeye Gaas Nuux Taani-“Ciidanka Boolisku In Ay Xoog Yeeshan Ciidanka Qaranka Dan Wayn Ayaa Ugu Jirta”.

Hargeisa(GNN):-Taliyaha ciidamada qaranka jamuuriyada somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismacil Taani oo khudbad ka jeedinayay madal tobobar loogu soo xidhayay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska somaliland ayaa waxa u sheegay in wada shaqayn xoogan ka dhaxayso ciidamda qaranka iyo booliska sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in uu ku faraxsan yahay in ciidanka boolisku yeeshan awood badan.