Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Oo Maanta Daah Furtay Qalab Cusub Oo Lagula Soconayo Khatarta Ay Leeyihii Daawarada Isgaadhsiintu.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta Wasaaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland  ay Maanta si Rasmiya u daahfuray Qalab casriya kaas oo lagula soconayo hirarka Taawarada isgaadhsiinta dalka taas oo la baadhayo in wax dhibaato ah ay u yeelan karaan shacabka ka ag dhow ama la jaarka ah.