Somaliland Maxaa Hortaagan In Maxkamadaha La Horgeeyo Shaqsiyaadka lagu helo Falalka Musuqmaasuq ee Ay Gaystaan.

Hargeisa(GNN):-Inkasta Oo Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland uu masuuliyiin kala duwan u xidhxidhay arrimo musuqmaasuq baadhitaano qotodheer oo ku sameeyey hay’ado kamid dawlada, Haddba Maxaa loo Horkeeni waayey Maxkamadaha Awooda u leh Ka garnaqa Falalka lagu eedeeyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixin Kooban Oo Lagu Lagu Gurayo Arrintaasi.