“Madaxweyne Putin ayaa i sumeeyay”

Hogaamiyaha mucraadka Ruushka Alexei Navalny, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweyne Vladimir Putin uu masuul ka yahay sumeyntiisa.

“Waxaan ku adkeysanayaa inuu arrintan Putin ka dmbeeyay. Si kale oo ay arrintani ku dhici kartay ma garanaya aniga, ” ayuu yiri i Navalny o la hadlayay wargeys ka soo baxa Jarmalka.

Wuxuu wali ku sugan yahay dalka Jarmalka oo daweyn loo geeyay.

Putin ayaa beeniyay eedeyntaasi