Deg Deg:-Maayerka Magaalada Gabiley Ayaa Xaqiijiyay In Loo Doortay Xubnaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye

Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Ayaa Xaqiijiyay In Uu Ka Mid Noqday Xubnaha Cusub Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ee Lagu Doortay Shirweynihii Afaraad Ee Xisbiga.