Muqdisho Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Looga Balan Qaaday Hadyad Qaaliya, Maxay Tahay?.

Muqdisho(GNN):-Xildhibaanka golaha wakiilada somaliland barkhad jaamac batuun ayaa magaalada muqdisho xaflad loogu dabaa degayo oo loogu qabtay magaalada muqdisho looga balan qaaday hadyad qaaliya oo looga soo dirayo magaalada muqdisho.

xafladan lagu taageerayo ee lagu qabtay muqdisho ayaa Xildhibaanka ugu codka badan xildhibaanada golaha wakiilada jamhuuriyada somaliland ayaa waxaa soo agaasintay wasiirka arrimaha haweenka ee magaalada muqdisho marwo qadiijo oo ay hayb ahaan isku reer yihiin xildhibaan barkhad jaamac batuun oo isna kasoo jeeda beelaha la hayb sooco.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/yGJYXPxUWpo