Tirada Shacabka & Ciidamada La dilay Sannadkan iyo Khasaaraha Shilalka Baabuurta ee Somaliland

Hargeysa (GNN)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland waxa maanta lagu qabtay xuska 28-guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidammada Booliska, waxaana munaasibadda lagu soo bandhigay warbixin sannadeedka fal-dambiyeedyada la diiwaangeliyey ee dalka ka dhacay.

Munaasibadda oo uu ka qayb-galay madaxweynaha Somaliland, waxa goob-joog ka ahaa oo sannadkan lagu marti-qaaday Taliyeyeyaasha Booliska Dalka Jabuuti iyo Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia.

Muuqaalka Hoose ka daawo warbixinta fal-dambiyeedyada sannadkan ka dhacay dalka oo ay ku jiraan tirada dilalka dalka ka dhacay, kuwaas oo loo geystay dad Shacab ah iyo Ciidammada Dalka.