Salaadiinta Madaxda Dhaqanka iyo Odayaasha Subeer Awal Oo Meel Adag iska Taagay Farogalinta uu Madaxweyne Biixi Ku Hayo Sandalada Subeer Awal.

Hargeisa(GNN):-Madax dhaqameedka iyo salaadiinta beelaha subeer awal ayaa Maanta shir jaraaid ay ku qabteen magaalada hargeisa waxay meel adag iska taageen farogalin ay sheegeen in madaxweynaha jamhuuriyada somaliland mudane muuse biixi cabdi uu ku sameynayo sandalada subeer awal.

Nuxurka khudbado kala duwan oo ay ka jeediyeen madax dhaqameedkani ayaa ahaa sidan

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.