Kulan Degdeg ah oo ay wada Yeesheen Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkaddaha Korontada Bixiya.

Hargeisa(GNN):-Xukuumada Somaliland oo isugu Yeedhay Shirkadaha Bixiya korontada, gudida tamarta ee qaranka iyagoo war murtiyeed kasoo wada saaray qiimaha ay ku bixin doonaan bishan laydhka.