Hargeisa(GNN):-Badi Xildhibaanada ku abtirsada beesha ciidagale ayaa caawa booqasho ugu tagayey masuuliyiinta kala duwan ee ku xidhxidhan saldhigyada magaalada hargeisa oo ay ugu horeeyaan Siyaasi C,laahi Daahir Cukuse iyo Axmed Xaaji C,laahi Xamarji, iyo C,fataax Ali Cabdilaahi kuwaas oo ku xidhan Saldhiga dhexe ee magaalada hargeisa laga hor istaagay iyadoo loo diiday sida ay sheegeen in xataa loo galiyo dawooyinkii iyo gogoshii ay ku seexan lahaayeen.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.