Wasaarada Arrimaha Dibeda Jamhuuriyada Somaliland Oo Soosaartay Warsaxaafadeed ay Kagaga Hadlayso Mudaharaadkii Dhacay Maanta.

Hargeisa(GNN):-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay banana baxii maanta ka dhacay magaalada hargaysaa kaasi oo ay sameeyeen xisbiyada mucaaridka Somaliland islamarkaana ay ciidamadu masuuliyiin tiro badan xidh xidheen halka qaarkamid ah masuuliyiinta xisbiyada dhaawacyo soo gaadheen

Wasaarada arimaha dibada jsl oo soo saartay warsaxafadeed ay kaga hadlay mudo haraadkan ayaa beesha caalamka iyo wadamada daneeya dimuqraadiyada Somaliland la wadaagtay sida ay uga xuntay wixii dhacay iyadoo ku baaqay in lasii wado wadahaladii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Warsaxafadeedkan oo ku qornaa luuqada Ingiriisa ayaa Udhignaa Sidan;