Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay inaanay xildhibaannada Xisbiga Kulmiye kaga jira Golaha Wakiilladu ku filnayn inay ansixiyaan Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda balse ay ku jiraan oo tirada ansixinta ay buuxiyeen inta badan xildhibaannada labada xisbi mucaarad kaga jira Golaha Wakiillada.