Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa kulan la qaatay dhalinyarada iyo Aqoonyahanka gobolka Gabiley, halkaas oo dadweynihii ka qayb-galay ay su’aalo kala duwan ku weydiiyeen guddoomiyaha.
Muuqaalka Hoose kaga bogo Su’aalihii la weydiiyey Dr Gaboose iyo Jawaabihii uu ka bixiyey