Hargeysa (GNN)- Xukuumadda Somaliland ayaa Ka Hadashay Dil shalay ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag iyo Mudaharaad rabshado watay oo maanta ka dhacay Ceerigaabo.
Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaah Gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Horumarinta Caafimaadka Xasan Gaafaadhi, ayaa si wda-jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay magaalada Hargeysa caawa, waxaanay deggenaansho iyo nabad ugu baaqeen shacabka ku dhaqan gobolkaas.
Hadallada Laba wasiir kaga bogo Muuqaalka Hoose