Milicsiga11Sanno ka hore: “Cadaw Badan baa innagu Xeeran…” Ex Taliye Cilmi-kabaal (AHN).

Hargeysa (GNN)- Milicsiga 11 Sanno ka hore Ololihii Qaranka ee Qashin Gurista ee Madaxweyne Axmed-siilaanyo ku Dhawaaqay Iyo Doorkii Ciidamada Boolisku ka Qaateen, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.