Maxay ka Yidhaahdeen Madaxda Somaliland Aaskii Marxuum Suxufi Sayid Cismaan Mire?.

Hargeysa (GNN)- Qaar kamid ah Madaxda Somaliland ayaa si qoto-dheer uga hadlay Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyay Marxuum Suxufi Maxamed-Sayid Cismaan Mire, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.