“Ciddii Aan Shuruucda Dalka U hoggaansanayn ayuun baa ka Hor iman doonta ee wakhtigeeda Hala Gaadho” ~ Xisbiga UCID Oo Ayiday Tartanka Ururada Siyaasada

“Annagu Waanu u hoggaansanahay Shuruucda, Ciddii Aan Shuruucda Dalka U hoggaansanayn ayuun baa ka Hor iman doonta ee wakhtigeeda Hala Gaadho” ~ Xisbiga UCID Oo Ayiday Tartanka Ururada Siyaasada ee Somaliland

Kaga Bogo Muuqaalka Hoose oo iftiiminaya kala qayb-sanaan soo kala dhex-gashay Xisbiyada Mucaaradka